Madaxweyne Caan ah oo beri la filayo in uu soo gaaro Muqdisho iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa

Waxaa beri la filayaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro Madaxweynaha Dowlada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana Muqdisho ka socota qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Jabuuti. Sida aan Wararka ku heleyno Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa magaalada Muqdisho u imaanaya sidii uu xariga uga jari lahaa dhismaha cusub ee safaarada dalka Jabuuti ka dhisatay … Continue reading Madaxweyne Caan ah oo beri la filayo in uu soo gaaro Muqdisho iyo xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa